WAJAALE NEWS

DAAWO;”Xeerka Doorashooyinku Wuxuu U Xaniban Yahay Qodob Siyaasiya”Xil, Cabdilaahi Black.

HARGAYSA(W,N) Xildhibaan Cabdilaahi Maxamed Cige (Black) oo kamida mudanayaasha golaha wakiilada ee xisbi xaakimka kulmiye ayaa sheegay in xeerka doorashooyinka dalka uxaniban yahay Hal Qodob oo Siyaasi ah iyo cida looga  baahan yahay in ay ku dhiirato Fulinta qodobkaasi.

HALKAN KA DAAWO MUUQALKA WARKAN;

Exit mobile version