TOG WAJAALE(W,N) Wasiirada xanaanada xoolaha ,beeraha iyo kaluumaysiga Somaliland ayaa maanta banka mashruuca Tog wajaale ee gobolka gabiley ka dhax dhigay xarun lagu kaydin doono calafka xoolaha.
Xubnahan wasiirada ayaa ka faah faahin ka bixiyay muhiimada ay uleedahay Somaliland xaruntani oo lagu kaydin doono calafka xoolaha islamarkaana wax wayn ka katiri doono naaxinta xoolaha.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;