HARGAYSA(W,N) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta iyo dhaqanka somliland ayaa waxba kama jiraan ku sheegay warar 24 saacadood ee ina soo dhaafay laga faafinayay oo sheegay in la xidhay iyo sidoo kale in looga yeedhay xarunta danbi baadhista
Wasiir cabdiraxmaan guri barwaaqo ayaa wararkaasi waxba kama jiraan ku sheegay
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;