Hargaysa(W,N) Wafti ka socda dawlada Eritrea oo maalintii labaad safar ku jooga somaliland ayaa Maanta kulamo kala duwan la qaatay shir gudoonka golaha guurtida iyo wakiilada
Wasiirka arimaha dibada eritrea iyo waftigii la socday ayaa ujeedada kulamada ay la yeesheen baarlamaanka somaliland tahay sidii ay wax uga ogaan lahaayeen somaliland.
Gudoomiyaha wakiilada iyo guurtida ayaa iyagu faah faahin ka bixiyay markii uu soo dhamaaday kulanka ay wada yeesheen waftigii ka socday eritrea.
Halkan ka Daawo Muuqalka Warkan;