WAJAALE NEWS

DAAWO; Sheekh Aadan-siiro Oo Si Adag Uga Hadlay Cashuur Ay Xukuumaddu Kordhisay.

HARGAYSA(W,N) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud xiiray (Aadansiiro) ayaa khudbadii jimcaha ee maanta kaga hadlay xaalada nololeed ee bulshada reer Somaliland iyo sida loogu baahan    yahay in ay xukuumadu waxka ogaato,

Dhanka kale sheikh aadansiiro ayaa si adag uga hadlay cashuur ay xukuumadu kordhisay

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version