WAJAALE NEWS

DAAWO;-Salaadiinta Beelaha Arab Oo Xukuumada Somaliland Uga Digay In Ay Ganacsade Axmed Geele U Dhiibto Dalka Jabuuti Iyo Sobobta!

HARGAYSA(W,N) Madax dhaqameedka beelaha arab oo kamida beelaha somaliland dega ayaa xukuumada madaxwaynaha uga digay in uu jabuuti u gacan galiyo ganacsade axmed geele oo xurguf siyaasadeed udhaxayso madaxwayna jabuuti hanti uu leeyahay lagaga xayiray jabuuti.

Sidoo kale madax dhaqameedka ayaa madaxwaynaha jabuuti ujeediyay eedo culus

Dhanka kale salaadiinta ayaa xukuumadu ugu baaqay in ay arinta ay wasaaradaheeda qaar gacanta ku hayaan ay ka tanaasulaan

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version