BOORAMA(W,N) Alle ha unaxariistee waxaa maanta magaalada Boorama Aas Qaran loogu sameeyay Marxuum Xildhibaan Ibraahim Ciise buux oo kamid ahaa golaha guurtida Somaliland mudo dheer marxuumka ayaa xalay ku geeriyooday magaalada boorama.
Aaska marxuum Ibraahim oo ay soo qaybgaleen masuuliyiin madaxdhaqameed iyo bulshada ku dhaqan magaalada boorama ayaa waxay dadkii kasoo qaybgalay ka warameen taariikhda marxuumka iyo doorkii uu kulahaa nabadayntii beelaha Somaliland
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA AASKA MARXUUMKA;