WAJAALE NEWS

“Aqoonsi Raadinta Iyo Kasbashada Maal-gashigu Waa Hal-beega Siyaasada Xukumada Somaliland”.Warbixin.

HARGAYSA(W,N)  Dawlada Somaliland ayaa tan iyo intii la doortay xukuumada u gadhwadeenka ka yahay Madaxwayne muuse biixi cabdi ku hawlan sidii jamhuuriyada Somaliland u heli lahayd xidhiidho kala duwan oo ay la samayso beesha caalamka iyo iskaashi maalgashi kaasi oo dalaalo ay ugu jirto safari kala duwan uu madaxwaynaha Somaliland ku tagay wadamo badan oo Somaliland uu ka dhexeeyo xidhiidh dhinaca maalgashiga ah.

HALKAN KA DAAWO WARBIXIN ARIMAASI LA XIDHIIDHA;

 

Exit mobile version