WAJAALE NEWS

Xukuumada Somaliland oo Shaacisay Inay Soo Dhaweynayso In Dawlada Itoobiya Dhex-dhexaadiso Soomaaliya

Addis Ababa (WJN)- Todobaadkan horaantiisii, ayay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’iisal Wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed ay Magaalada Addis Ababa uga wada hadlay isbedellada gobolka geeska Africa iyo wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya.

Wasiirka wasaarada arimaha Dibada Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir “Faratoon”, ayaa faah faah faahiyay kulankaasi, isagoona cadeeyay inay Xukuumada Somaliland soo dhawaynayso inay dawlada Itoobiya dhex-dhexaadiso Somaliland iyo Soomaaliya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version