WAJAALE NEWS

Xisbiga KULMIYE oo Si Deg Deg Ah Isugu Yeedhay Dhamaan Xubnaha Golaha Dhexe

Hargeysa (WJN)- Xoghayaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye Mustafe Waxdad oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiska Xisbigaasi ku leeyahay Hargeysa, ayaa ugu baaqay dhamaan xubnaha golaha dhexe ee Xisbigaasi inay ay maalinta Axda ah laga bilaabo ay yimadaan xarunta  dhexe ee xisbigaasi si ay u qataan kaadhadhkii golaha dhexe.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/HiNhOCuoXR4

Exit mobile version