WAJAALE NEWS

Xisbiga Kulmiye oo Fariin U Diray Xubno Aan Qaadan Kaadhadhkii Shirweynaha Golaha Dhexe

Hargeysa (WJN)- Xoghayaha golaha dhexe ee Xisbi xaakimka talada dalka Somaliland haya ee Kulmiye Mustafe Maxamed Yoonis, ayaa fariin u diray xubnaha golaha dhexe ee Xisbigaasi oo ilaa hada aan qaadan kaadhadhkii shirweynaha golaha dhexe ay kaga qayb galayeen, isagoona sheegay in wixii hada ka danbeeya kaadhadhkaasi lagu qaybin doono magaalada Boorama.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version