Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Sahqo gelinta arrimaha Bulshada iyo Qoyska Somaliland Hinda Jaamac Xirsi “Gaani”, ayaa si is khilaafsan uga hadashay xukun lagu riday Dhalinyaro Darbi Jiif ah, iyadoona sheegtay baadhis ku soo samayn doonaan xukunkaasi islamarkaana ay gudi u saartay.
Dhinaca kale Wasiir Hinda Gaani, ayaa wakhtigii ay Maxkamadu xukunka ku riday Dhalinyaradaasi darbi Jiifka ah ayaa sheegtay inay taabacsan tahay Xukunkaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka