WAJAALE NEWS

“Waa In Uu Cadeeyaa Sacad Dayntaasi Halkii Laga Qaatay Iyo Cidii Lagu Wareejiyay & Wixii Ay Ku Baxday”Xisbiga Ucid,

Hargaysa(W,N) xoghaya arimaha gudaha ee xisbga cadaalada iyo dareel ee ucid saleebaan cali ramaax ayaa ka hadlay dayn wasiirka maaliyadu sheegay in xukuumadi siilaanyo ka tagtay mudo sanad kadib ah

Sidoo kale xoghaye ramaax ayaa sheegay in qorshani yahay mid xukuumada madaxwayne biixi doonayso in ay lacag ku musuq maasuqdo

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version