WAJAALE NEWS

Somaliland oo Maamul Goboleedka Puntland Ku Eedaysay In Ay U Soo Iib-geeyaan Bacaha

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada Deegaanka iyo Horumarinta Somaliland Shugri Xaaji Ismaaciil “Baandare” oo maanta hor tagtay guddida joogtada ah ee aqalka golaha Wakiilada, ayaa warbixin ka siisay hawlaha shaqo ee wasaarada.

Dhinaca kale Wasiirka wasaarada Deegaanka, ayaa waxa ay maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland ku eedaysay in ay u soo iib gayso Bacaha.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/VSWAFbg6N30

Exit mobile version