WAJAALE NEWS

Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire Muxuu Ka Yidhi Garabka Badbaada Xisbiga Kulmiye?

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Cabdilaahi Jaamac Cismaan “Geeljire” oo ka mid ahaa siyaasiyiintii hore looga saaray Xisbiga Kulmiye, ayaa ka hadley sida uu u arko garabka ay ku dhawaaqeen xubno laga caydhiyay Xisbigaasi oo uu hogaaminayo Jaamac Shabeel.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Siyaasi Cabdilaahi Geel Jire Muxuu Ka Yidhi Garabka Badbaada Xisbiga Kulmiye?

Exit mobile version