GABILEY(W,N) Maayar kuxigeenka Magaalada gabiley Cabdi Iiid ayaa markii ugu horaysay ka hadlay dagaal masaajid dhexdii ku dhex maray maayarka gabiley iyo midkamida hawlwadeenada masaajid ka imaaraat ee gabiley taasi oo keenat in xabsiga loo taxaabo imaamkii masaajid ee maayar Amiin dagaal ku dhexmaray
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;