WAJAALE NEWS

DAAWO; Xuska Magaalooyinka Itoobiya Oo Lagu Qabtay Magaalada Jig Jiga Iyo Dhacdooyin Xiiso Badan Oo Lagu Soo Bandhigay

JIG JIGA (W,N) Xuska magaalooyinka fadaraalka itoobiya ayaa maanta lagu qabtay magaalada jig jiga ee kililka somalida.

Munaasibadan ayaa waxaa kasoo qaybgalay masuuliyiin sar sare oo ka socday dawlada fadaraalka itoobiya, madaxwaynayaasha kililada itoobiya iyo waftiyo kala duwan oo kasocday beesha caalamka iyo wadamada ay jaar wadaagta yihiin itoobiya iyadoo munaasibada ay qayb ka ahaayeen wafti ka socday Somaliland .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/8T0SXzwXqmY

 

 

Exit mobile version