WAJAALE NEWS

DAAWO; Siyaasi Cabdicasiis Samaale Oo Wax Laga Waydiiyay Sobobta Shirka Xisbiga Xiligan Loo Qabtay +Xadhiga Iyo Cabudhinta Ay Xukuumadu Shacabka Ku Hayso!

BORAMA(W,N) Siyaasi Cabdicasiis maxamed samaale oo kamida golaha fulinta xisbi xaakimka kulmiye ayaa wax laga waydiiyay sobobta xiligan shirka golaha dhexe ee xisbiga loo qabtay iyadoo dalka duruufo kala duwani ka jiraan

Sidoo kale siyaasi samaale oo lala boobay su,aalo kakan ayaa hadlay aragtida uu ka qabo xadhiga shacabka ay xukuumadu kula kacdo iyo wixii uu hore u aaminsanaa.

HALKAN KA DAAWO; MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version