HARGAYSA(W,N) Hogaanka xisbiga muxaafidka ah ee kulmiye ayaa shaaciyay dib dhac kuyimid shirka golaha dhexe ee xisbiga ee lagu waday in 23bishan ka furmo magaalada boorama.
Sidoo kale gudoomiye kuxigeenka xisbiga kulmiye ayaa sharaxay sobobta dib loogu dhigay iyo wakhtiga kale ee loo mudeeyay qabsoomida shirka.
Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;