WAJAALE NEWS

DAAWO;-Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa ka jeediyey Xafladii Dhagax Dhiga Jidka Berbera Corridor,

HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cagjar oo somaliland uyimid ka qaybgalka xaflada dhagax dhiga jidka isku xidha somaliland itoobiya ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyay munaasibada dhaxdhiga iyo muhiimada ay wadadani uleedahay labada dal,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version