Borama (WJN)- Suldaan Ibraahim Jaamac Samater oo ah suldaanka gobolada Galbeedka Somaliland oo saaka ka qayb galay shirweynaha golaha dhexe ee Xisbiga Kulmiye oo madashaasi khudbad ka jeediyay, ayaa sheegay in magaalada Boorama ay tahay Caasimada labaad ee Somaliland oo aan lagu murmi Karin.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
WAJAALENEWS DESK
BORAMA OFFICE
WAJALENEWS@GMAIL.COM