WAJAALE NEWS

Abwaanada Ugu Da’da Weyn Somaliland oo Si Adag Uga Hadley Xaalada Dalka, Fariina U Diray Xukuumada

Hargeysa (WJN)- Qaar ka mid ah golaha Abwaanada Somaliland ugu da’da wayn oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa, ayaa si adag uga hadley xaalada dalka, waxaana ay shacabka ugu baaqeen inay u diyaar garoobaan maansooyin iyo gabayo ay kaga hadlayaan arimaha ay bulshadu baahida u qabto, iyagoona fariin adag u diray Xukuumada Madaxweyne Biixi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version