Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay kulankii maanta xisbiyada mucaaridka iyo Xukuumadu ay yeesheen, Isagoona eedeymo culus u jeediyey xisbiga Waddani.
Dhinaca kale Faysal Cali Waraaabe ayaa Xisbiga Waddani ku eedeyey in uu wato Ajande aan Somaliland ahayn oo uu doonaayo in aanay Somaliland wax doorasho ahi ka dhicin.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/t-k854tZEpo