Hargeysa (WJN)- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Cabdinaasir Buuni, ayaa fashiliyay shirqool uu sheegay in Xukuumadu ku doonayso inay Xisbiga Waddani ku shaanbadayso Somaliweyn, islamarkaasna xisbiga Waddani ku burburiso sidaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/cQMdm2iLw5w