Hargeysa (WJN)- Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Xisbiga talada dalka Somaliland haya ee Kulmiye, Axmed Cabdi Dheere, ayaa markii ugu horaysay ka hadley mudo kordhinta loo sameeyay mudanayaasha golaha Wakiilada.
Dhinaca Axmed Cabdi Dheere, ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo ka soo yeedhay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani iyo Jaamac Shabeel.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka