Hargeysa (WJN)- Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Somaliland Xasan Maxamed Aadan ayaa maanta ka war bixin ka bixiyay danbiyadii soo maray Xafiiska xeer ilaalinta sanadkii tagay ee 2018, Isagoona soo bandhigay noocyada kala duwan ee ay kala yihiin kiisaskaasi.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka