Jig jiga(W,N) Wasiirka warfaafinta Ismaamulka somalida itoobiya ayaa faah faahin ka bixiyay qodobada ay ku heshiiyeen madaxwayne mustafe cagjar iyo gudoomiyaha xisbiga shacabka ahna wasiirka maaliyda axmed shide oo khilaaf soo kala dhex galay balse dhawaan raysal wasaaraha dawlada fadaraalka itoobiya
Sidoo kale wasiir ayaa sharaxay aragyihii ay isku hayeen labadan masuul.
Halkan ka Dhagayso Faah faahinta Warkan;