WAJAALE NEWS

Wasaaradda Waxbarashada oo Sheegtay In Ay Sharciga La Tiigsan Doonto Macalimiin Mudaharaad Sameeyay

Hargeysa (WJN)- Agaasimaha guud ee Wasaarada waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, Axmed Abokor oo ay weheliyaan qaar ka mid ah masuuliyiinta wasaaradaasi, ayaa ka jawaabay eedaymo uga yimi qaar ka mid ah Macalimiinta Dugsiyada oo sheegay in Wasaarada waxbarashadu lunsatay lacago loogu talagalay oo tobabar uga socday Hargeysa.

Dhinaca kale Masuuliyiinta wasaarada waxbarashada, ayaa waxa ay sheegtay in ay anshax marinayaan dhamaan macalimiintaasi mudaharaadka sameeyay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version