|
|||||
WAJAALE NEWS
Shirkada Telesom Oo Kaalin Sare Ka Gashay Daraasad Heerka Qiimayn Macmiilka Oo Ay Samaysay Jaamacad Dalka Emaraadka Carabta Ah.
January 4, 2019 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Shirkada Isgaadhsiinta Casriga ah ee telesom ayaa kaalin sare ka gashay daraasad ku saabsan heerka qiimaynta ka raali ahaanshaha macmiilka oo ay samaysay jaamacada ku taala dalka emaraadka carabtu, Munaasibad lagaga hadlayay daraasadan ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo ay kasoo qaybgaleen wasiiro,aqoonyahan iyo madaxda shirkada telesom. Halkan ka Daawo Muuqalka Warkan; Related posts:HALKAN KA DAAWO KULAN DHEXMARAY WAFTI WASIIRO AH SOMALILAND IYO XUBNO KA MIDA WASIIRADA DALKA JABUU... Dawlada Jabuuti Oo Markale Ka Hadashay Sida Ay Uga Cadhootay Heshiishka Somaliland Iyo Itoobiya! Dawladda Soomaaliya Oo Wada Hadalada Guddiyada Farsamo Ee Hargeysa Iyo Muqdisho Ku Soo Dartay 4 Xubn... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|