Hargeysa (WJN)- Qareenada u doodayay Abwaan Cabdiraxmaan Abees, ayaa Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu gudi madaxbanaan oo xaqiiqo raadis ah soo baadha u diro xabsiyada ku yaala dalka.
Gareenadan ayaa Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay inay xoriyadiisa u soo celiso Abwaan Cabdiraxmaan Abees.
Dhinaca kale Qareenada ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Taliska Ciidanka Booliska oo maalintii shalay ahayd soo bandhigay sababaha loo xidhay Abwaanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka