|
|||||
WAJAALE NEWS
Qareeno U Doodaya Abwaan Cabdiraxmaan Abees oo Madaxweyne Muuse Biixi Ugu Baaqay In Uu Gudi Xaqiiqa Raadis Ah U Diro Xabsiyada
January 14, 2019 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Qareenada u doodayay Abwaan Cabdiraxmaan Abees, ayaa Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in uu gudi madaxbanaan oo xaqiiqo raadis ah soo baadha u diro xabsiyada ku yaala dalka. Gareenadan ayaa Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay inay xoriyadiisa u soo celiso Abwaan Cabdiraxmaan Abees. Dhinaca kale Qareenada ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Taliska Ciidanka Booliska oo maalintii shalay ahayd soo bandhigay sababaha loo xidhay Abwaanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Guurtida Oo Beenisay Inay Madxwaynaha Ka Heshay Warqad Uu Ku Dalbanaayo Mudo Kordhin Dheerada. Warbaahinta Taiwan Oo War-bixin Dheer Ka Qortay Xidhiidhka Somaliland, Dekedda Berbera & Doorka Dala... DAAWO;Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Dhagax Dhigay Dhismaha Taliska Guud Ee Ciidank... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|