WAJAALE NEWS

Prof: Cabdi Ismaaciil Samatar oo Lagu Soo Dhaweeyay Jigjiga

Jigjiga (WJN)- Prof: Cabdi Ismaaciil Samater oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaalida, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlada deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Waxa Profosorka garoonka diyaaradaha ee Garaad Wiil ku soo dhaweeyay Wasiiro ka tirsan maamulka Dowlad Deegaanka oo uu horkacayo Wasiirka Xafiiska Maamulka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/8X8-VQs-hc8

Exit mobile version