WAJAALE NEWS

Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex oo Xayiraad Ku Soo Rogtay Hoteelka Beerta Libaaxyada

Hargeysa (WJN)- Maxkamada gobolka Maroodi Jeex, ayaa maanta xayiraad ku soo rogtay Hoteelka beerta Libaaxyada oo ku yaala Magaalada Hargeysa, Iyadoona Maxkamadu ay xadiday wakhtiyada uu furnaanayo hoteelkaasi.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version