WAJAALE NEWS

Maareeyaha Hay”adda Wadooyinka oo Kormeray Dhismaha Birishka Isku Xidha Jaamacada Camuud iyo Boorama

Borama (WJN)- Maareeyaha hay”adda Wadooyinka Somaliland oo ay weheliyaan maamulka gobolka Awdal, ka degmada iyo maamulka Jaamacada Camuud, ayaa maanta soo kormeeray biriijka isku xidha Jaamacada Camuud iyo qaybaaha kala duwan ee magaalada.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version