HARGAYSA(W,N) Maamulka Tvga Saab Abwaan/wariye Cali Seenyo ayaa laga horjoogsaday in uu soo galo Somaliland kadib markii lagu horjoogsaday xuduudka udhexeeyay Somaliland iyo jabuuti ee lowyo cado.
Cali Seenyo ayaa faah faahin ka bixiyay sidii wax ugu dhaceen iyo cida amartay falkan lagu horjoogsay.
Sidoo kale wariye cali seenyo wuxuu eedo culus ujeediyay taliyaha ciidanka booliska cabdilaahi fadal.
HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;