Gabiley (WJN)- Maamulka gobolka Gabiley iyo ka degmada oo uu wehelinayo Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa maanta xarunta dawlada hoose kulan kula qaatay Maamulayaasha Dugsiyada Hoose ee Gabiley.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka