WAJAALE NEWS

Fanaanadda Aamina Afriik oo Lagu Soo Dhaweeyey Hargeysa

Hargeysa (WJN)- Waxaa maanta magaalada Hargeysa gaar ahaan Garoonka Diyaaradaha ee Cigaal si diiran loogu soo dhaweeyay Fanaanada Caanka ah ee Amina Afrik, Sidoo kale Fanaanada waxa halkaasi ku soo dhaweeyay qaar ka mid ah fanaaninta xidigaha Geeska.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version