WAJAALE NEWS

Dowlada Hoose Hargeysa oo Olole Dhagax Uruurina Ka Biloowday Degmooyinka 26 Junne iyo Gacan Libaax

Hargeysa (WJN)- Dowlada hoose degmada Hargeysa ayaa degmooyinka 26 Junne iyo Gacan Libaax ka biloowday olole lagu uruurinayo dhagaxaanta wadooyinka hareeraheeda yaala iyo kuwa dhismayaasha hor yaala ee xidhay jidadka mara xaafadahaasi.

Sidoo kale Maamulka Dowlada Hoose sheegay in looga faa’idaysan doono dhagaxaantaasi in lagu dhiso biyo mareenada balayada Daami iyo baliga Dhaamka Jig Jigayar.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version