WAJAALE NEWS

Dalalka Jabuuti Iyo Itoobiya Oo Shir Uga Furmay Magaalada Jabuuti Iyo Arimaha lagaga Wada hadlayo!

JABUUTI(W,N)-Dalalka jabuuti iyo itoobiya ayaa shirk uga furmay magaalada jabuuti kaasi oo ay hormood ka yihiin wasiirada arimaha dibada ee jabuuti iyo itoobiya.

Shirkan ayaa lagaga wada hadli doonaa arimo door ah oo kor loogu qaadayo xidhiidhka labada dalka iyo sidii loo sii xoogin lahaa iskaashiga labada dal

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version