GABILEY(W,N) Maamulka Gabiley oo uu horkacayo Maayarku Ayaa kormeer indho indhayna usoo maray Qaarkamida beeralayda deegaanada hoos yimaada gobolka gabiley.
Sidoo kale masuuliyiinta dawlada hoose ayaa beerayday ku wareejiyaan dhaqaale ay ku dhiiri galinayaa wax soo saarka Gobolka
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;