WAJAALE NEWS

DAAWO; Dhalinyarada Gobolka Maroodi Jeex Oo Hadhimo Sharafeed U Sameeyay Gudoomiyaha Cusub Ee Gobolka Sool.

“Ujeedada Casuumadani Waxay Ahayd In Aanu Umuujino  Gudoomiye Cabdiqani, In Dhalinyarada GobolkaSool Uun Aanu U Ahayn Gudoomiye Ee Anagoo Gobolka Maroodi Jeex Uu Noo yahay Gudoomiye”Siyaasi Faysal Qumuj.

HARGAYSA(W,N) Dhalinyarada Gobolka Maroodi Jeex Ee Caasimada hargaysa ayaa munaasibad qado sharaf ah usameeyay gudoomiyaha cusub ee dhawaan madaxwaynaha somaliland umagacaabay gobolka sool.

Munaasibada qado sharafta ah ayaa waxa kale oo kasoo qaybgalay wasiiro,xildhibaano iyo masuuliyiin kale oo kamida xukuumada.

Waxaana ugu horay munaasibadan hadalo soo dhawayn iyo dar daarana ka jeediyay siyaasi faysal cumar madar(qumuj) iyo chief caaqilka dhalinyarada caasimada Maxamed xaaji Cabdi iyo xubnihii ka socday xukuumada iyo golayaasha qaranka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version