WAJAALE NEWS

Wasiirka Maaliyada Somaliland oo Ka Hadlay Canshuurta Lagu Soo Rogay Warbaahinta

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Maaliyada Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa maanta kulan la qaatay Gudida Dhaqaalaha ee golaha Wakiilada Somaliland.

Dhinaca kale Wasiir Sacad Cali Shire ayaa ka hadley canshuuraha lagu soo rogay Warbaahinta ka hawl gasha Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/O3oNadC7Pw0

Exit mobile version