WAJAALE NEWS

Wakhtiga La Qabanayo Imtixaankii Barnaamijka Shaqo Qaran oo La Shaaciyay

Borama (WJN)- Guddoomiyaha xafiiska Imtaxaanaadka Qaranka Somaliland Daa,uud Axmed Faarax oo ay weheliyaan maamulka Wasaarada waxbarshada gobolka Awdal ayaa waxa ay si rasmi ah u shaaciyeen wakhtiga rasmiga ah ee loo fadhiisanayo Imtaxaankii Barnaamijka Shaqo Qaran iyo sidoo kale Shuruudaha looga baahan yahay qofka u fadhiisanaya Imtaxaankaasi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/uBE5euEnrKw
Exit mobile version