WAJAALE NEWS

Suxufi Maxamed Axmed Sagax oo Ka Hadley Kulanka Madaxweyne Muuse Biixi iyo Xildhibanada Labada Gole, Muxuse Ka Yidhi Dib U Dhaca Doorashada

Hargeysa (WJN)- Maxamed Axmed Suldaan Sagax oo ah Saxafi rug cadaaya oo ka faalooda arimaha Doorashooyinka Somaliland, ayaa ka hadlay dib u dhaca Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka iyo kulanka Madaxweyne Muuse Biixi la qaadanayo Xildhibaanada labada gole ee Wakiilada iyo Deegaanka.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version