Burco (WJN)- Wasiirka wasaarada Hawlaha Guud Dhulka iyo Guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale (Qambi), ayaa digniin adag u diray shaqsiyaadka gobolada Bariga Somaliland uga ololaynaya murashaxiinta u tartamaysa doorashada maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka