Hargeysa (WJN)- Siyaasi Maxamed Nuur Caraale (Duur) ayaa walaac xoogan ka muujiyay xaalada amaan ee dalka oo uu sheegay inay saamayn ku yeelan karto kala qaybsanaanta bulshada ee ay ku keentay doorashadii dalka ka dhacday
Halkan hoose ka daawo muuqaalka