WAJAALE NEWS

Shirweynaha Taclinta Sare Ee Somaliland oo La Soo Gabagabeeyay

Hargeysa (WJN)- Madaxweyne ku xigeenka Jamuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Ismaaciil “Saylici” ayaa waxaa uu si rasmi ah u soo gabagabeeyay shirweynihii qaran ee Tacliinta Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version