WAJAALE NEWS

Sheekh Barbaraawi oo Ka Hadlay Dagaalada Dhexmara Qabaa’ilka

Ceel-afwayn (WJN)- Sheekh Cabdilaahi Xasan Xaashi (Sheekh Barbaraawi) oo ka mid ah culimada waa weyn ee reer Somaliland oo ku sugan magaalada Ceel Afweyn ayaa khudbadii salaada Jimcaha kaga kaga hadlay dhibaatada ay leedahay dagaalada Qabiilada dhexmara.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version