Hargeysa (WJN)- Safiirka Somaliland ee wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta Ambasador Xasan Yaasiin Hirad ayaa dowlada federaalka Soomaaliya ku eedeeyay inay wado dhaq-haqaaq ay doonayso in ay ku hor istaagto maalgashiga DP WORLD ee Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka