WAJAALE NEWS

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Lagu Soo Dhaweeyay Xarunta Midowga Yurub

Hargeysa (WJN)- Madaxweyne ku xigeenka jamuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Ismaaciil “Saylici”, oo maalmihii u danbeeyay safar ku maraayay qaar ka mid ah dalalka qaarada Yurub ayaa maanta lagu soo dhaweeyay xarunta Baarlamaanka dalka Yurub ee Dalka Belgium.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version